Theresa May oo shaacisay hadal ka farxiyey ciidamada AMISOM ee ka howlgala Somalia

Ra’isal wasaaraha Ingiriiska Theresa May oo maalmahan socdaal ku maraysay dalal Afrikaan ah ayaa maanta kulan kula yeelatay magaalada Nairobi madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, halkaasoo ay socdaalkeedii saddexda maalmood ahaa ee Afrika ku soo gabagabaynayso. Theresa May, ayaa waxa ay ku dhawaaqday in Britain ay kordhinayso taageerada ay siiso ciidamada Midowga Afrika ee nabad ilaalinta … Continue reading Theresa May oo shaacisay hadal ka farxiyey ciidamada AMISOM ee ka howlgala Somalia